Madaxweyne Deni oo u safray dal aan xiriir wanaagsan xiligan la laheyn Dowlada Soomaaliya 

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta safarkii ugu horeeyay ee dibadda ah ugu baxay  dalka isku taga Imaaraadka Carabta. Wafdiga Madaxweynaha Puntland waxaa garoonka diyaaradaha kasii sagootiyay masuuliyiin katirsan maamulka Puntland , waxaana xubnaha Madaweynaha Puntland safarka ku wehliya kamid ah Wasiiro iyo xubno kale oo Madaxweynaha ku dhaw … Continue reading Madaxweyne Deni oo u safray dal aan xiriir wanaagsan xiligan la laheyn Dowlada Soomaaliya